Yaa soomaali ah?

by admin | Wednesday, Nov 11, 2015 | 670 views


Hadii ninka isaaqa ah uu aaminsanyahay xuduuda gumeysigu dhigay inuu dowlada ku noqonaa.
Hadii kan majerrteen uu aaminsanyahay in puntland mooyee aan wadan kale jirin.
Hadii kan hawiye calamo cusub oo bareejo ah uu meelaha wato.
Hadii digil iyo mirifle shariif xasan mooyee aysan siyaasi kale aqoon.
Hadii ogaadeen iyo mareexaan jubaland ninba gooni u sheegtay.
Soomaali galbeed iyo NFD sida loo ilaabay ayaa dowladnimo loo ilaabi doonaa gobolo yar yar la isku heysto ayaan u dhamaan doonaa hadaan ilaah noo gargaarin oo siyaasi daacad ah noo soo bixin.

W/Q Nuuradiin Shiikh Ibraahim

Like it? Share it!

Leave A Response