Wefdi oo hogaaminayo madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo gaaray Baladweyne

by Hassan Ali | Wednesday, Apr 5, 2017 | 112 views

5,April,2017(SofoNews) Wefdigan uu hoggaaminayay madaxweyne kuxigeenka Hirshabeele Cali Cabdulaahi Guudlaawe islamarkaana aya qeybka ahaayeen xubna kamid ah golaha wasirada iyo xilibaano xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayey kulan kulaqateen qeybaha kala duwan bulshada iyo maamulka gobolka.
Guddoomiyaasha gobolka iyo kan degmada ayaa Maxamed Axmed Food Cadde iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan aya kulamo soo dhaweyn ah la yeeshey wefdiga madaxweyne kuxigeenka ayagoo kawada hadlay arrimo dhowr ah.
Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo ka qeyb qaatay dhisitaanki maamulka Hirshabeele ayaa dhinacooda soo dhaweyay madaxweyne kuxigeenka ayagoo ka codsaday in maamulka
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboledka Hirshabeele Cali Cabdulaahi Guud Laawe ayaa sheegay in ay Beledweyn u imaadeen in ayaa wada tashi lasameyaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka gobolka si aya u ogaadaan xaladaha gobolka kusugan yahay.
Wuxuu sheegey in ay halkaasi u tageen xaladaha gobolka ukuurgalidda abaaraha gobolka kajira, iyo sidii bulshadu ay ula qaadan lahaayeen kulamo wadatashi ah oo ku aadan sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Like it? Share it!