WAR ILAYN TANO KALE ! (Sheeko-Sheeko)

by admin | Tuesday, Nov 10, 2015 | 720 views


Dowladii loo han weynaa Somaaliyeed maalinba maalinta ka danbayso waxay kusoo baxdaa nooc kale . Labo ammuurood ayaa Shacabka dowlad doonka haraadkana u qabo nabada sanka laga gashaa:-
!. MOOSHIN – waa Baarlamaanka caadadiisa mooshin fiican ee waxku oolka waa la laadaa sidii tii laga keenay M/weyne Xasan .Mooshinka aan waxtarka lahayn ayaa lala meeraa sidii ceesaan saylad joogto dalaalku (Muqalaska) naadiyo.
2.ISKU SHAANDHAYN XUKUMADA CUSUB- Ma turubaa lagu khamaarayo ninwalbaa joker ama Yake qarsanaayo . haddii si fiican loo shaandahynalahaa waxba kama qabeen kuwii dooraato nala haray ee xukuumada ku jiray in markastaba liiska lagu soo darsadao. Waxaana isweydiin leh shaqada soo xulida ma M/weyne Xasan SH baa leh mise R/Wasaare CCC SHARMAAKEE?

 

W/Q Bashir A Yusuf

Like it? Share it!