War deg deg ah: wariyaasha oo looga yeerey xafiiska raiisul wasaraha iyo wasiirada oo lagu dhawaaqayo saacado kadib

by Hassan Ali | Tuesday, Mar 21, 2017 | 106 views

21,March,2017(SofoNews) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wada in gordhow uu ku dhawaaqo golihiisa wasiiradda waxaana haatan xafiiska raiisul wasaraaha ku sii socda wariyaasha oo looga yeerey xafiiskaasi.
Warar ku dhow dhow xafiiska raiisul wasaare Kheyre ayaa sheegaya in saacado kadib lagu dhawaaqayo xubnaha golaha wasiiradda, oo maalmahan siweyn loo sugayay.
Waxaa wararku ay sheegayaan in wejiyo cusub ay ka muuqdaan golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Wixii faah faahin ah goor dhow kala soco halkani

Like it? Share it!