War deg deg ah: diyaarad uu leeyahay Turkiga oo ku burburtay dalka Kasakistaan

by Hassan Ali | Monday, Jan 16, 2017 | 155 views

16,January,2017(SofoNews) Warara goor dhow ay heshey SomaliaFocus ayaa sheegaya in diyaarada uu lahaa Turkiga ay ku dhawcday magaalada Bushkeed ee caasimadda dalka Kasikistaan, taasi oo ay dad badan ay ku dhinteen.

Diyaaradda ayaa oo nuuceedu ahaa Boeing 747 ayaa ka timid dalka Honkon ayadoo ku sii jeedey dalka Kasakistaan, waxayna ahayd diyaarad rikaab ah.

Macadda ilaa iyo haatan sababaha keeney in diyaaraddaasi ay so dhacdo, wasaaradda caafimaadka dalkaasi sayaa sheegtay in dadka dhintay ay ahaayeen dad ay guriyohooda diyaaraddu ay ku soo dul dhacday.

Sidoo kale waxaa ay sheegtey in duuliyihii diyaaraddaasi iyo 6 caruur ah ay kamid ahaayeen dadkaasi ku dhintay burburka diyaaradda.

Like it? Share it!