War deg deg ah: Boosaaso oo qarax qasaare dhaliyay uu goor dhow ka dhacay

by Hassan Ali | Friday, Feb 24, 2017 | 79 views

24,February,2017(SofoNews) Warar gor dhow inaga soo gaaray magaalada Boosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax qasaare dhaliyay uu ka dhacay gudaha magaaladaasi.
Goojgooyaal ayaa warbaahinta Tusmo u sheegey in weerar loo adeegsaday qarax lagu qaaday xarunta bangiga dhexe ee Puntland waxaana weerarkaasi uu dhaliyaya qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Macadda ilaa iyo haatan qasaaraha rasmiga ah iyo sida ay wax u dheceen balse wararka soo socda goordhow la socda

Like it? Share it!

Leave A Response