War deg deg a: Madaxweynaha Glamudug oo iscasilay

by Hassan Ali | Sunday, Feb 26, 2017 | 169 views

26,February,2017(SofoNews) C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynihii Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimada Galmudug.
Madaxweyne Guuleed ayaa arintaasi ku sababaeeyey arrimodhanka caafimaadkiisa laxiriira sida lagu sheegey war qoraal ah oo uu soo saaray maanta.

Hadaba waxaad Halkaan ka Akhrisan kartaa warsaxaafdeed uu soo saarey C/kariin Xuseen Guuleed.
Xigasho. SONNA.

yyyy

Like it? Share it!