Somaliland oo ku jahwareersan Heshiiska Saldhigga Berbera

by admin | Tuesday, Mar 14, 2017 | 148 views

15 March 2017 (SofoNews) – Maamulka Somaliland ayaa soo saaray Amar cusub oo ku aadan in aan Hoteelada Magaalada Hargeysa lagu qaban karin Shirar looga soo horjeedo Saldhiga dowladda Imaraadka ay ka furanayso Magaalada Berbera.

Maxamed Muuse Diiriye oo ah Wasiiru Dowlaha Amniga Maamulka Somaliland oo ku saxiixnaa Warqadda kasoo baxday Somaliland ayaa sheegay in Cidii Martigelisa Shir looga soo horjeedo Maalgashiga in ay ka qaadi doonaan tilaabo.

Halkaan ka Akhriso:-

berbera

Like it? Share it!