Siyaasiyiinta Soomaalida waa dhowr nooc: (Sheeko-Sheeko)

by admin | Tuesday, Nov 10, 2015 | 633 views


1- Siyaasi Calooshiisa siyaasi u ah sida Sharaf Xasan.
2- Siyaasi Qabiileed sida Cabdiwali Gaas.
3- Siyaasi Shisheeye siyaasi u ah sida Axmed Madoobe.
4- Siyaasi aananba Siyaasad aqoon sida Cabdikariim Galmudug.
5- Siyaasi intaas kore dhan wada ah, sida Xasan Sheekh.
6- iyo ugu danbeyn Siyaasi wadani ah, dadnimana leh laakiin aanan Jaanis loo ogoleyn sida kuwa badan oo aad taqaaniin.
(Qoraalkan waa fikirkeyga, qofkii Siyaasi ama Qabiil dartiis u xanaaqana ha is dejiyo, anaga ayaa ka xanaaq weyn, Soomaaliya iyo Shacab dulman dhan dartood ayaynu xanaaqsanahay).

 

W/Qoray: Ahmed Kadiye

Like it? Share it!

Leave A Response