Shirka ganacsiga Africa iyo Turkiga oo ka furmya Istambul

by Hassan Ali | Friday, Nov 4, 2016 | 134 views

4,November,2016(SofoNews) Shirkaane ka furmy dalka turkiya ayaa waxaa diirada lagu sarayay ganacsiga dalalka Africa, shirkan oo ay ka soo qayb galeen 48 dal oo ka kal soday dhamaan qaarada Africa.

Waxaane lagu marti qaaday shirkaan madaxweynha wadankaas chad idirs dhaybi ahne gudoomiyaha uraarka midowga Africa wasiirada ganacsiga dalaka Africa iyo waliba ganacsata badan ayaa ka soo qeyb galay waxaane dalka somaliya u mataliyay shirkaane sila markaane goobta joogay wafdi uu hogaamiyay wasiirka ganacsiga dalka soomaaliya madax ka socotay rugta ganacsiga iyo waliba ganacsta badan.

Madaxweynha dalka turkiga recep dayib erdogan oo shirkaan furay ayaa waxuu ka hadlay xaaladda Africa iyo waliba dhibaatada ay ku hayaan argigaxisada waxuune soo hadal qaaday daacish , Boka xaarm, iyo waliba AL-shabaab,

Erdogan ayaa waxaa uu shegay in Africa iyo turkiya ay wax badan iska kaashan doonaan is loo meel marayo ama loo hor mariyo ganacsiga iyo waliba baac mushtarka

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha  ee dowladda fadaraalka soomaaliya eng cabdi rashiid maxamed axmed ayaa ka war bixiyay shirka ganacsiga iyo waliba fursadaha u banana ganacsatada soomaaliyeed   cod….

Madaxa ganacsiga ee safaaradda somaliya ee dalka turiga yuusuf axmed xasan “jeego” yaa ka warxibyay muhiimada uu u leyahy somaliya shirkaan

Shirkan oo socon doona muda laba maalin ah ayaa waxaa dadaal balaaran ay ugu jirtaa safaaradda soomaaliya ee dalka turkiga, xoojinta xiriirka ganacsiga ee ka dhaxeeya soomaaliya iyo turkiya.

 

Like it? Share it!

Leave A Response