Saraakiil ka socotay Britain oo lakulmay mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed

by Hassan Ali | Wednesday, Feb 1, 2017 | 128 views

1,February,2017(SofoNews) Kusimaha Madahaweynaha KG ayaa maanta Magaalada Baydhabo Kulan kula qaatay Saraakiil Ciidan oo Ka socotay Dawladda Britain  iyagoona kawadahadlay Tayeenta Ciidamada.

Kulankan oo looga arinsanaayey sidii lootayeen lahaa CXDs  iyo kuwa Policka Gaarka ah ee Dawlad gobaleedka Kg ayaa waxaa uu kusimaha Madahaweynaha KG Maxamed Xasan Fiqi uu layeeshay Saraakil Sare oo Kasocoday Dawlada UK OO Kamid ah Dawladaha Taagyeera Soomaaliya

Waxaa sidookale Kulanka Fadiyey Saraakiil kakala socoday CXDS Kuwa Policeka Gaarka ah ee Dawlad Gobaleedka KG Iyo Sidookale Saraakiil Kasocoday Ciidnka Midawga Afrika ee Amisom.

Wakiilada Kasocoday Dawladda UK ayaa Balanqaadey in Magaalada Baydhabo Dhawaan ay Kabilaabidoonaan  dhismaha Xaruun lagu tababaridoono Ciidanka Dhimahaasi oo ay maalgalindoonto Dawlada Boqortooyada Ingriiska ,Waxaana sidookale Saraakiidhi Kasocotay Ciidanka Midawga afrika ee AMISOMNA ay balanqaadeen in ay Gacan Kageysan doonan Xaga Tababarka Ciidanka.

Kusimaha Madahaweynaha KG maxamed Xasan Fiqi ayaa Kulanka Kadib Ufaafahiyey Warbaainta Dawlada Somaaliyeed  Waxaa uu kusaabsanaa Kulankooda isagoo xusay in ay isku afgarteen wefdigii ka socoday dowladda Britain in ay waxayaabihii ay ka wada hadleen.

Like it? Share it!

Leave A Response