Raiisul wasare Xasan Cali KHeyre oo xil uu ka hayaya SomeOil and Gas iska casilay

by Hassan Ali | Friday, Feb 24, 2017 | 72 views

24,February,2017(SofoNews) War qoraal ah uu soo saraay raiisul wasaaraha cusub ee Soomalaiya mudane Xasan Cali Kheyer oo nuqul kamid ah uu soo gaaray warabahinta qaranka ayuu ku sheegey raiisul wasaaraha in uu ka tanaasulay saamiyadii uu ku lahaa shirkadda Some Oil and gas ee dalka Ingiriiska lag leeyahay.
Raiisul wasaraaha Soomaaliya ayaa warsaxaafaded kiisa ku faah fahiyaay ujedadaa ka dambeysay go’aanka uu kaga tanaasulay samiyadiisa uu shirkaddaasi ku lahaa taasi oo uu ku sheegey in ay tahay in uu doonayo in uu fursad uu siyo howlaha qaran ee horyaala iyo gudashada waajibka dastuuriga ah ee saran.
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo wuxuu ii magacaabay raiisul wasaraaha jamhuuriyadda federaalak Soomaaliya, waana ka aqabalay magaabistayda,
MArka si aan u guto mas’uuliyadayda, isaaran islamarkaana uga fogaado waxkasta oo isku dhac ah oo ka imaankara mas’uuliyaddii aaan ka hayay shirkaddaais iyo saamiyadii aan ku lahaa waxaan si dhaqsi leh uga tanaasulaya saamiyadii aan ku lahaa., ayuu yiri raiisul wasaaraha Soomaaliya, isagoo intaasi ku daray in uu ugu talagalay in wax share ah ama saami ah kuyeelana islamarkana uusan dano shaqsiyadeed ka lahayd shirkada Somaliya iyo dhamaan shirkadaha kale ee xiriirka laleh.
Raiisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo hadalkiisa sii wata ayaa Yiri’ WAxaa. Xubaa in aad u fahamteen in dadaalkayga iyo danaheyga oo idil aan ky bixindoona hadda kadib horumarainta dalkeyga iyo dhismaha dowlada wanaagsan oo kahana qaada geyiga Soomaaliya.
HAdalka raiisul wasarah Soomaaliy ayaa imaanaya maalin kadib markii madaxweyne Max’ed C/laahi Farmaajo uu u magacaabay xilka raiisul wasaraha jamhuuriyadda Soomaaliya.

Like it? Share it!

Leave A Response