Raiisul wasaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay xukuumaddiisa (Aqriso magacyada xubanaha qaarkood)

by Hassan Ali | Tuesday, Mar 21, 2017 | 132 views

21,March,2017(SofoNews) Waxaa goor dhow lagu dhawaqay golaha wasiiradda dowladda Soomaaliya ayadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ku dhawaaqay Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo Hal Ra’iisul Wasaare kuxigeen, isagoo ku tilmaamay xukuumaddan ay tahay mid loogu tala galay inay gudato waajibkeeda shaqo ee loo igmaday.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka codsaday Baarlamaanka Soomaaliya inay codka kalsoonida siiyaan xukuumadda, isagoo uga mahad celiyay taageerada ay u muujiyeen, sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ayuu ka codsaday inay u soo duceeyaan oo aanay u soo hambalyeeyn.o ay inoo soo duceeyaan
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen
2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha.
3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda
4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda
5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka
6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga
7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha
8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada
9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka
10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga
12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud
13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka
14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka
15- C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka
16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha
17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta

Like it? Share it!

Leave A Response