Maxaad kala socotaa halka ay mareyso doorahsada madaxweynaha Galmudug

by Hassan Ali | Monday, Apr 3, 2017 | 86 views

3,April,2017(SofoNews) Ayadoo diyaar garow ku aadan qabsoomidda doorashada madaxweynaha Galmudug ay ka soconayso magaalaad CAdadao ayaa waxaa lagu wadaa in halkaasi ay tagaan mas’uuliyiin ka oscota dowladda Soomaaliya.
Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Ra’iisul Wasaare Kheyrre Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa lagu wadaa in ay tagaan Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Dowlad Goboleedka Galmudug.
Ujeedka socdaalka mas’uuliyiintani ayaa ah sidii ay goob joog uga noqon lahaayeen doorahsada madaxwerynaha Galmudug.
Wasiirka oo ay raaci doonaan Xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Dowladda dhexe ayaa la sheegay in ay Xal ka soo gaari doonaan Arrinta Doorashada Galmudug.
Baarlamanka Galmudug ayaa sheegay in 10-ka Bishaan ay qabanayaan Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi.

Like it? Share it!

Leave A Response