Madaxweyne kuxigeenka Puntland iyo wefdi ka socoday QM oo dadka abarahay ay saameeyeen kormeerey

by Hassan Ali | Saturday, Apr 1, 2017 | 174 views

1,April,2017(SofoNews) Markii labadaad waxaa kor meer lagu ogaanayo xaalda nololeed ee barkacayasha garowe ku tagay 17kaam ee ku yaala duleedka Magaalada garoowe Madaxwayne ku xigeenak Puntland Eng.C/xakiin C/laahi Cumar cammeey oo ay weheliyaan xubno kla tirsan golaha wasiirada,Madaxa hay’ada WFP Puntland iyadoona u jeedadu ahayd in barakacayasha laga qanciyo cabashooyin xoogleh oo ay u jeediyay Hay’ada WFP kuwaasi oo ku aadana aa Barnaamijyo ay ka wada xerayah Barakacayasha garoowe..
Madaxa WFP Puntland abubakar as sidiiq oo bakacayaasha hortooda ka hadlay waxa uu sicad u sheegay in qof walba wixii uu xaq u lahaa heli doono wfpna shaqo ballaaan ka hayso barakacaysha …
Eng.C/xakiin C/laahi Cumar cammeey Madaxwayne ku xigeenak Puntand ayaa ku booriyay guud ahaanba barakacayasha in laga wada shaqeeyo nadaafada iyo nabad galyada cabooshinkoodiina ay dhagaysteen mid midna wax uga qabanayaan…
Waxay noqonaysaa mmarkii labaad ee uu Madaxwayne ku xigeenak Puntland tago xeryaha barkacayasha Garoowe in ka yar 24saacadood Gudahood taasi oo muujinaysa sida loogu heelan yahay wax u qabashada barakacyaasha.

Like it? Share it!