Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Galgaduud

by Hassan Ali | Wednesday, Jan 11, 2017 | 180 views

11,January,2017(SofoNews) Ayadoo baarlamanka Galmudug uu sheegey in uu xilkii ka qaaday Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa  madaxweynuhu wuxuu Magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud ee Bartmaha Dalka Soomaliya kaasi oo loo magacaabay Siyaasiga lagu Magacaabay MAXMED SH CALI CILMI ,waxaana  xilka laga qaaday Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo horay u ahaa gudoomiayah gobolka galgaduud.

Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegey in xaalada deg deg ah uu ku soo rogay deegaanada Galmudug maadaama uu jiro qilaaf siyaasadeed.2-3

Like it? Share it!