Kismaayo oo maanta lagu doortay xubno cusub

by Hassan Ali | Sunday, Nov 13, 2016 | 287 views

13,November,2016(SofoNews) Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada xubnaha aqlka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayadoo la soo doortay xubno cusub.

Xubnaha hoose ku qoran ayaa ah xubnihii maanta lagu doortay magalaad Kismaayo ayaa  waxaa kamid ah

1: Cabdi Cali Xasan,
2:Cabdicasiis C/laahi Maxamed

3: liibaan Cabdi Cismaan,

4:Cabaas Cabdullaahi  Sheeq Siraaje

5:Maxamed Diiriye Khaliif

6:Cali Maxamed Muuse.

Doorashada aqalka hose ee baarlamaanka soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan la soo gabagabeeyo iyadoona maglaada Kismayo laga dareemyo kaambeenada doorashooyinka.

 

Like it? Share it!