Hogaamiyaha HirShabeelle oo Ku dhawaaqaya Xubnaha Aqalka sare

by admin | Thursday, Nov 3, 2016 | 222 views

3 Nov 2016 (SofoNews) – Madaxweynaha Hirshabelle State Cali C/laahi Cosoble ayaa lagu wadaa in uu Maanta ku dhawaaqo siddeeda xubnood ee Aqalka Sare u matalaya Maamulka Hirshabelle.

Shax maalmo ka hor la soo bandhigay ayaa beesha Hawiye waxaa loo qoondiyay todobo xubnood in ay ku yeelato Aqalka sare ee Goabalda Hiiraan iyo Shabellaha dhexe beesha Shanaadna hal xubin laga siiyo.

Shaxdii hore sidan ayeey aheed.

Abgaal: 2 xubnood
Xawaadle: 2 xubnood
Gaaljecel: 1 xubin
Jajeele: 1 xubin
Ujeejeen: 1 xubin
Jareerweyne 1 xubin

muran iyo isqabqabsi ayaa ka jiro   qaabka lo so xulay aqalka sarre  taas oo ay dhaliilsan yihiin qaar kamid ah beelaha soomaaliyeed

Markii uu maanta ku dhawaaqo aqalka sarre madaxweynaha maamulka hirshabeele ayaa waxaa lagu wadaa in gudiga doorashooyinka ay bilaabaan diwaan gilinta Xubnaha u sharaxan aqalka sarre

Like it? Share it!

Leave A Response