Hillary Clinton oo ka horreysay Donal Trump

by Hassan Ali | Tuesday, Nov 8, 2016 | 219 views

8,November,2016(SofoNews) Doorashooyinkii madaxtinimo ee Mareykanka ayaa maanta si toos ah u bilowday ayadoo Labada mushrarx  ee Xisbiyada Dimoqaraadiga iyo kan Jamhuuriga Hillary Clinton iyo Donald Trump  ee u tartamaya  Madaxtinimada Mareykanka la filayo inay goor dhow soo gabagabeeyeen  oloolahoda wareegii ugu danbeeyay ee tartanka doorashada .

Warbaahinta Mareykanka ayaa hadal haysa in Hellery Klinton ay afar dhibbcood kaga horeysa musharaxa kale ee Xisbiga Jamhuuriga  Donald Trump waxaana laga filaya natiijo dhab ah in ay soo baxdo.

Rayi  ururintii  ugu danbeysay ee laga sameeyay Oloolaha doorashada Mareykanka ayaa sheegaysaa in  lagu qiyaasay tirada dadka Mareykanka ah ee codeeyay inay gaarayaan 44.9 milyan oo qof, marka laga reebo kuwa codadkooda ku soo diraya boostada  iyo meelo kale ee ka baxsan goobaha Doorashada.

Dalka Mareykanka ayaa dhawaan waxaa madaxweyne ka noqondoona markii ugu horeysay haweeney ama qof aan weli siyaasadda ku lug yeelan waxaana laga dhursugaya natiijada

Like it? Share it!

Leave A Response