Guddoomiye Jawaari oo shaaciyay in in kabadan 100 xildhibaan ay mowshin ka keenen xukuumadda cusub

by Hassan Ali | Saturday, Mar 25, 2017 | 234 views

25,March,2017(SofoNews) War qoraal ah uu soo saray guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa lagu sheegey in xildhibaanada baarlamanka ay si cad uga hor yimaadeen golaha cusub ee wasiirada dhowaan uu ku dhawaaqay raisul wasaare Kheyre.
Jawaari ayaa raisul wasaaraha u diray qoraal uu kaga dalbanayo inuu kaga laabto magacaabista golaha wasiirada ka hor inta aan la horgeynin baarlamanka si ay u ansixiyaan ama u diidaan.
Halkan ka aqriso qoraalka guddoonka baarlamanka.

mus2 mus3 mus4

Like it? Share it!

Leave A Response