Daawo: Ganacsato Soomaaliyeed oo ku hanta beeley Dab xoogan oo ka kacay Mozambique

by Hassan Ali | Thursday, Nov 10, 2016 | 176 views

10,November,2016(SofoNews) Dabkaan ayaa ka kacay suuqa weyn e ganacsiva magladtan Nampula ee caasimada saddaxad dalkan Mozambique halkaaso oo ay Ku ganacsadan boqolaal Soomaali ah oo ganacsiyo kala duwan kulaha gudaha suuqa.

Dadkii ka ag dhawaa xilligii uu dabka kacayay ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in uu dabkani ka bilowday Koronto.

Dabkaan ayaa geestay khasaaro aad uu faro badan oo ay Ku hanti beeleen boqolaal Soomaali ah,mana jirto cid gacan ka geystay badbaadinta hantidaasi oo ay ka lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed.

Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaasi ayaa sheegay khasaaro aad u baaxad weyn kasoo gaartay ayna hanti badan ku waayeen.

Xaaji Xasan Cabdi oo ah guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool dalka MUsambiik ayaa sheegay in dhibaatooyin ay ka dhasheen debkaasi ka kacay dalkaasi Mozambique.  

Sanadkii an so dhaafnay ayay ahyed markii sidaan oo kale goobo ganacsi ay laheyn Soomaali iyo ajaanib kale dab xoog badan uu sameyaay goobahooda ganacsi magaalo xeebeedka Bemba gobolka Cabo Delgado  ,Isla sanadkan dhamaadka ah ayaa sidan oo kale waxa mar qura dab geestay khasaaro aad u baaxad weyn waxa uu ka kacay suuqa weyn oo ay Ku ganacsadaan Soomaali iyo ajaanib badan magaalada Qualimane e gobolka Zambezi ee dalkan Mozambique.

dab-1 dab dab1 dab2 dab3 dab4 dab5 dab6

 

Like it? Share it!

Leave A Response