Farmaajo oo booqday xarunta isbahaysaiga ladagaalanka argigixisada ee kutaala Sucuudiga

by Hassan Ali | Friday, Feb 24, 2017 | 141 views

24,February,2017(SofoNews) Wefddi uu hogaaminayo madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Max’ed C/laahi MAx’ed Farmaajo oo kusugan dalka Sucuudiga ayaa lagu so waramaya in uu booqday xarunta isbahaysiga ladagaalanka arggigixisada ee kutaala magaalada Riyaad ee xarunta boqortooyada Sucuudi Carabiya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu soo dhaweeyeey xaruntaasi wuxuuna uu lakulmay mas’uuliyiin iyo saraakiil katirsan isbahaysiga ladagaalanka argigixisada.
Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah kujooga dalka Sucuudiga kadib markii uu casuumaad ka heley Amiirka dalkaasi Salmaan.
Wuxuu ka qeybgalidoona inta uu joogo dalka Sucuudiga shir caalami ah oo ay madax kaladuwan kuyeelanayaan dalkaasi,
Waa safarkii ugu horeeyey uu ugu amba boxo dalka dibaddiisa tani iyo markii uu ku guuleystay qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Like it? Share it!