Faah faahin ka soo baxaysa dad Alshababa ay guryohoodi ka gubeen Jowahar

by Hassan Ali | Wednesday, Mar 8, 2017 | 98 views

8,March,2017(SofoNews) Waxaa soo wajahday xaalado nolol xumo iyo hooy la’aan boqolaal qoys oo kunoolaada tuulo hoostagta magaalaad Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaah Dhexe halkaasi oo ay deb qaban siyeen Alshabaab.
Tuulada lagu bey oo lagu magacaabo Gaal-leys ayaa dadkii ku sugna waxay ay gaareen deegaano kale oo gobolkaasi kamid ah ayagoo naftoodi uga baxsanaya Alshabaab waxaana ka dhashay qasaarooyin farabadan.
Axmed Meyre Makaraan oo ah guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku hanjabay in ay qaadidoonan talaabo wax looga qabanayo dhibaatadaasi oo ay geysteen Alshabaab.
Waxaana Uu sidoo kale Sheegay Gudoomiyuhu In Jawaab Degdeg ah ka Bixin Doonaan Dhacdadii Dhawaantaan Ka Dhacday Tuulo Hoostagta Jowahar oo ay Gubeen kuna Afduubteen Odayaal oo illa Hada aan la ogeyn Meesha ay la aadeen.
Warka ka soo baxay mas’uuliyiinta HirShabeele ayaa yimid markii ururka AlShabaab ay dab qabad siiyeen tuulo hoostagta magaalaad Jowhar ayadoo haatan dadkii ay u qexeen deegaano kale.

Like it? Share it!

Leave A Response