Deegaano katirsan gobolka Mudug oo la gaarsiyay deeqo lacageed oo abaaraha loogu talagalay

by Hassan Ali | Friday, Feb 24, 2017 | 85 views

24,February,2017(SofoNews) Xubnaha Gudiga Abaraha Galmudug oo ay Wehliyaan Maamulka Gobolka Mudug Ayaa Gaarsiiyay Deeqaha Lacageed Kasoo Gaaray Dowlada Somalia deeganada Ceelgula Wasiil Iyo Hobyo Halkaasi oo Ay Kugudoonsiiyeen Masuliyiinta Deganaadaasi.

Xubnaha Gudigaha A baraha Galmudug eeDeeq Gaarsiinta U Tagay Degaanadaasi Ayaa kala Ahaa Wasiirka Daryeelka iyo Naafadda Galmudug Ahna Gudoomiyaha Gudiga Abaaraha Galmudug ee Hol Hore Magacaabay Madaxweyne Ckariin Xuseen Guleed iyo Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha
oo Kamid ah Xubnaha Gudiga Abaaraha iyo Gudoomiye Kuxigeenka Amniga Iyo Siyaasada Gobolka Mudug Ahna Kusimaha Gudoomiyaha .

Socodaalka waftiga ayaa iskugu jiray Gaarsiinta Lacaga Kayimid Gudiga Abaaraha Qaranka iyo u Kuurgalida Xadiga Abaaraha Gobolka Mudug Kajiraha

Cabdi Xuseen Gudomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Siyaasada Gobolka Mudug Ayaa Siyaabo Kala Duwan u Gudoonsiiyay Masuuliyiinta Dagmooyinka Ceelguula Wasiil Iyo Hobyo Lacaga Qayb Ahaan Uga Soo Aaday Deeqada Gudiga Abaaraha Heer Qaran Kasoo Gaaray Galmudug.

Qaarkamid ah Masuuliyiinta Dagmooyinkaasi Ayaa Dhankooda
Kahadalay Lacagaha Lagu Tala galay Dadka Abaaruhu Sameyeen Ee Kunool Gobolka Mudug.

Ugu Danbeyntii Waxaa Dhankooda Halkaasi Ka Hadalay Wasiirka Daryeelka naafada iyo barakacayaasha Galmudug Ahna Gudoomiyaha Abaaraha shire xirsi maxuud iyo Wasiir Kuxigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha M Nuur Diini

Like it? Share it!

Leave A Response