Dal deris la ah soomaaliya oo horumar ballaaran gaaray (Daawo) 

by admin | Sunday, May 24, 2015 | 839 views

Dalka Itoobiya oo sanado badan ku lug lahaa siyaasadda soomaaliya ayaa horumar dhinacyo badan la xiriira oo dhaqaalaha iyo ganacsiga uu ka mid yahay gaaray kaddib markii xiriiro ganacsi uu la yeeshey dalal china uu kamid yahay.

Telefishinka Al-jazeera ayaa warbixin ka diyaariyay oo ka hadlaysa horumarada xilli doorashooyin looga diyaargaroobayo dalkaasi.

Like it? Share it!

Leave A Response