DAAWO: Wasiirka Gaashandhigga oo Xilka la wareegay

by admin | Wednesday, Apr 5, 2017 | 149 views

5 April 2017 (SofoNews) – Wasiirka Gaashaandigga ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiskiisa cusub, isaga oo hadal jeediyay oo sheegay in amniga xoogga la saarayo.

Saraakiil katirsan dowladda ayaa sidoo kale ka hadlay howlaha culus ee horyaalla wasaaradda oo la doonayo in wasiirka cusub uu fududeeyo.

 

Like it? Share it!