Daawo: Qaraxii Maka Al-Mukarama

by admin | Wednesday, Mar 11, 2015 | 517 views

Qarax ka dhacay wadada Maka Almukarama ayaa sababay qasaare uu ku dhintay askari iyada oo labo kale ay ku dhaawacmeen. Ciidamda ayaa durbadiiba sameeyay howlgalo, waxaana la sheegay in la soo qabtay nin watay gariga ismiidaaminta lagu fuliyay.

q

qa

qar

qaraxqarax1

qarax2

qarax3

Like it? Share it!