Daawo: Maxaa ka qaldan Baasaboorka Soomaliga ah?

by admin | Friday, Oct 28, 2016 | 193 views

28 Oct 2016 (SofoNews) – Halkan hoose ka daawo qaarkamid ah qaladaadka ku dhexjira Baasaboorka Soomaliga kaasi oo ay soo saartay dowladda Soomaaliya. Sheekh mustafa ayaa sidoo kale Sharaxaya micnaha erey ku qoran Baasaboorka.

 

Like it? Share it!