DAAWO: Goos Gooska Cayaartii Manchester lagu taakeeyay

by admin | Wednesday, Apr 5, 2017 | 242 views

Halkan ka daawo goos gooskii cayaartii dhexmartay kooxaha Manchester iyo Everton taasi oo markale mugdi la geliyay rajadii kooxda Manchester oo ahayd in ay ku soo dhowaato Top-4 horyaalka Premier League dalkaas Ingiriiska.

Like it? Share it!