DAAWO GABAY: Abwaan Soomaaliyeed oo Ku baaqay in Shariif Xasan Sheekh Aadan uu Hogaamiyo Dalka

by admin | Monday, Oct 24, 2016 | 238 views

24 Oct 2016 (SofoNews) – Abwaan Balwad-diid oo kamid ah abwaanada soomaaliyeed ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliyeed ayaa gabay uu tiiriyay waxaa uu ku amaanay hanaanka maamul ee Shariif Xasan Sheekh Aadan isaga oo dhanka kale ugu baaqay in uu u tartamo xilka madaxweyni nimo ee dalka doorashada 2016. Dhowaan shir ka dhacay magaalada baydhabo Shariif Xasan Sheekh Aadan, madaxweynaha Koonfur Galbeed waxaa uu sheegay in kuraasta dalka ay u simanyihiin qabaailada soomaalida.

 

Like it? Share it!