Daawo: Caburinta Warbaahinta, Madaxweynaha Puntland oo ka baxay balanqaadyadii uu sameeyay

by admin | Thursday, Nov 26, 2015 | 734 views

Hogaamiyaha maamulka Puntland ayaa ka baxay balanqaadyadii uu sameeyay inta aan la dooran taasi oo ahayd in uu ilaalinayo xuquuqda wariyaha. Waxaana tan iyo markii xilka uu qabtay uu ku kacay falal tacadiyo ku ah warbaahinta madaxa banaan.

Somali Channel ayaa warbixin xiisabadan ka diyaarisay arintan.

Waxaa warbixintan ay imaaneysaa xilli uu xiranyahay wariye Deprani oo kamid ah wariyayaasha ugu saameynta badan deegaanada maamulka Puntland.

Like it? Share it!