Scroll to Top

Somalia Focus

A senior commander in al Shabaab, Somalia’s al Qaeda-affiliated rebels, was killed last month in a US airstrike, the group said on Saturday in an online statement. Somalia said at the time that its military and allied foreign troops had killed the man identified as Ali Mohamed Hussein or Ali Jabal, believed responsible for several bombings. It did not disclose the...

OWASCO — There’s a saying: “Give a man a fish and you feed him for a day. Teach a man to fish and you feed him for a lifetime.” That saying rang true Sunday morning in Emerson Park during “Angling for Acceptance,” a fishing and barbecue event, organized by Refugee and Immigrant Self- Empowerment (RISE) Syracuse and Love CNY ThinkTank, for...

A lone intruder who managed to enter the home of Kenya’s deputy president was killed more than 18 hours after he wounded a police guard with a machete and then killed another with a stolen rifle, Kenya’s police chief said Sunday. The man kept police special forces engaged overnight at Deputy President William Ruto’s residence on the outskirts of Eldoret,...

18 July 2017 (Somalia Focus) – Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku dhawaaqay abuuridda ciidamo isku dhaf ah oo ka kala imaanaya labada maamul kuwaasi oo ka wada shaqeynaya amniga deegaanka. Qyb ciidan ah oo ka kooban 50 askari oo ka kala imaanaya labada dhinac ayaa saldhig ka sameysanaya xadka xilli labada maamul goboleed ay raadinayaan xalinta xiisado soo laab...

18 July 2017 (Somalia Focus) – Qaramada Midoobay iyo dowladda Federaalka ah ayaa si wada jir ah u qaaday barnaamij lagu tababarayo 350 saraakiil oo kamid ah kuwa heyadda cadaaladda ee dalka. Sida uu sheegay David Akopyan oo ah ku xigeenka madaxa UNDP ee Soomaaliya, ujeeda barnaamijkan ayaa ah sidii hore loogu qaadi lahaa cadaaladda, hanaanka maamul wanaagga iyo soo...

12 July 2017 (SofoNews) – Maraakiib dagaal oo ay la socodaan saraakiil ciidan ayaa u dhaqaaqay dhanka Djibouti si ay si rasmi ah saldhig ugu yeeshaan halkaasi, waana markii ugu horeysay Shiinaha qaado tillaabo nuucaan ah. Xukuumadda Beijing ayaa saldhigii ciidan ee ugu horeeyay oo casri ah oo ay yeelato ka furanaysa Djibouti halkaasi oo dowlado kale oo xooggan sida...

JOB DESCRIPTION Purpose of the position: The WASH and Infrastructure Coordinator will provide first line supervision of all Infrastructures in World Vison Projects in Puntland Working under the supervision of the WASH Manager, the position holder will carry out field assessment before inception of construction and support – in designing of new facilities. The position...

12 July 2017 (SofoNews) – Xoghayaha arimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson; ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay taageerada Soomaaliya. Mareykanka ayaa tilmaamay in uu gacan weyn ka geysan doono ciribtirka Xoogagga jihaadiga ah ee ka howlgala Soomaaliya kuwaasi oo dagaal kula jira dowladda ay taageeraan Galbeedka. Isaga oo khadka telefoonka kula hadlayaya...

July 11 (Sofonews) – Xubnaha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamanka federaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay si deg deg ah ugu yeereen ra’iisul wasaaraha dowladda. Gddiyada joogtada ah ayaa shir albaabada u xiranyihiin kula jira ra’iisul wasaaraha kaddib markii uu ajiibay wicitaanka xubanaha, waxaana shirkooda uu ka soconayaa xarunta Villa Soomaaliya. Shirka...

Degmada Caabudwaaq waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka dhibaatada dhinaca qaadashada lacagta  Shillinka Soomaaliga ay ka taagan tahay, wararka Dalsan ay ka heshay waxa ay sheegayaan in hadda dadka Caadiga ah ee Magaaladu ay bilaabeen in ay isticmaalaan Lacagta birta ah ee Itoobiya. Sheikh Liibaan Xaaji Maxamuud oo ah Gudoomiyaha Ganacsatada ee Caabudwaaq ayaa wareysi uu...