Scroll to Top

Somalia Focus

(SOFO) Xukunka dilka ah oo ay fulisey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ka dhacay Iskool bulusiyo ee magaalada Muqdisho waxaana goobta kusugnaa saraakiil dowlada katirsan, maamulka gobolka banadir iyo sarakiil katirsan ciidamada militeriga. Maxkamada ayaa xukunka dilka ah ku fulisey seddex askari oo katirsanaa ciidamada militeriga dowlada Somaliya iyo kuwa dowladda...

By Somaliafocus (SOFO)– Dowlada kenya ayaa dib uga fureynaysa magaalada Muqdisho xafiiskeeda howlgalka Diplomasiyada dhamaadka sanadkan sida laga soo xigtey saraakiil sare oo katirsan dowlada Kenya. ” Waxaan ognahay in xaalad khatar ah ay jirto marka laga hadlayo hirgelinta barnamijka diplomasiyada hasee yeeshee tani waxay caawineysa dowlada federalka oo u...

Women around the world commemorate 8th March to mark their struggle for fundamental freedoms and rights. On the celebration of the International Women’s Day 2014, Human Rights Center requests the government and the people of Somaliland to strengthen their commitment against gender based violence and gender inequality. Let us take this opportunity to feel the agony and...

The secretive leader of al Shabaab Ahmed Abdi Godane [also known as Mukhtar Abu Zubeir] has made a new call to his fighters in Somalia during 12 minutes voice recorded distributed on various pro-militants websites. In his new undated voice recorded, the al Shabab emir has focused on the new Ethiopian forces invasion under the African Union Mission in Somalia [AMISOM]....

The Inter-governmental Authority on Development (IGAD) has urged the international community to make good their pledges to support the fragile Federal Republic of Somalia. The aid will enable the Somali government establish strong and functional institutions to serve its citizens, especially from areas formally under the control of Al Shabaab militia now liberated by...

President Hassan Sheikh Mohamud today praised Somali business leaders for their resilience and entrepreneurialism and called on them to play their rightful role rebuilding the nation. Meeting business leaders in Uganda House, Villa Somalia, as part of government consultations with key stakeholders in the community, the President praised Somalia’s business leaders for...

Wararka ayaa sheegaya in Caawa qaraxyo waaweyn ay ka dhaceen meel u dhow Isgoyska NO-4 ee magaalad Muqdosho. Ugu yaraan seddex qarax oo goobjogayaal ay ku sheegeen hoobiyaal soo dhacay kaddibna qarxey ayaa ka dhacey meel u dhow Hotelka Maka al-Mukarama. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Hoobiyayaashaasi geysteen khasaarooyin. Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in...

By Somaliafocus (SOFO)– Ra’iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya (SOSCENCA), waxaana uu weysdiistey heyadaha aan dawliga aheyn iyo ururada bulshada rayidku inay dawladda kala shaqeeyaan isku...

Soomaaliya waa Jamhuuriyad ka xorowday gumeysigii kala qob qobayay 1960-kii,islamarkaana go’aansaday iney midoobaan 1-dii Luulyo 1960-kii iyaga oo isku qaba hilow iyo is jaceylna si wadajir ah u yagleelay dowlad Soomaaliyeed oo ka madax banaan gumeystihii ay hor kacayen Talyaaniga iyo Ingiriisku. Lama qiyaasi Karin maal mahaa faraxada iyo damaashaadka ka dhacayay gayiga...

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr: Sacad Cali Shire ayaa qaadacay sacdmashruuc Baanka Horumarinta Afrika ku caawinayey wasaaraddiisa kaasoo lacagtiisa Baanku soo mariyey Somaliya. War-saxafaadeedka wasiirka oo soo baxay manta oo bishu tahay 10/3/2014, waxa uu si toos ah ugu daadifeeyey qaadashada Lacagtaas, isagoo sheegay Somaliland in ay qaadan karto...