Scroll to Top

Somalia Focus

President Hassan Sheikh Mohamud today praised Somali business leaders for their resilience and entrepreneurialism and called on them to play their rightful role rebuilding the nation. Meeting business leaders in Uganda House, Villa Somalia, as part of government consultations with key stakeholders in the community, the President praised Somalia’s business leaders for...

Wararka ayaa sheegaya in Caawa qaraxyo waaweyn ay ka dhaceen meel u dhow Isgoyska NO-4 ee magaalad Muqdosho. Ugu yaraan seddex qarax oo goobjogayaal ay ku sheegeen hoobiyaal soo dhacay kaddibna qarxey ayaa ka dhacey meel u dhow Hotelka Maka al-Mukarama. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Hoobiyayaashaasi geysteen khasaarooyin. Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in...

By Somaliafocus (SOFO)– Ra’iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya (SOSCENCA), waxaana uu weysdiistey heyadaha aan dawliga aheyn iyo ururada bulshada rayidku inay dawladda kala shaqeeyaan isku...

Soomaaliya waa Jamhuuriyad ka xorowday gumeysigii kala qob qobayay 1960-kii,islamarkaana go’aansaday iney midoobaan 1-dii Luulyo 1960-kii iyaga oo isku qaba hilow iyo is jaceylna si wadajir ah u yagleelay dowlad Soomaaliyeed oo ka madax banaan gumeystihii ay hor kacayen Talyaaniga iyo Ingiriisku. Lama qiyaasi Karin maal mahaa faraxada iyo damaashaadka ka dhacayay gayiga...

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr: Sacad Cali Shire ayaa qaadacay sacdmashruuc Baanka Horumarinta Afrika ku caawinayey wasaaraddiisa kaasoo lacagtiisa Baanku soo mariyey Somaliya. War-saxafaadeedka wasiirka oo soo baxay manta oo bishu tahay 10/3/2014, waxa uu si toos ah ugu daadifeeyey qaadashada Lacagtaas, isagoo sheegay Somaliland in ay qaadan karto...

kulan loogu magac daray Xasuus iyo Duco ,oo dib loogu xasuusanayey Rasalwasaarahii labaad ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo bishii 31 January 2014 ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, ayaa lagu qabtay Jaamacada Gobolka Minnesota . Kulankaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalalka Maraykanka iyo Canada....

Amiirka Guud ee Ururka al-shabab Sheekh Muqtaar Abuu Zubeyr ayaa soo diray fariin xasaasi ah uu kaga hadlayo Duulaanka Ciidamada Itoobiya kusoo qaadeen Deegaano iyo Degmooyin ay Al-Shabaab gacanta ku hayeen . Abuu Zubeyr ayaa Fariinta Codka ah uu soo diray ku sheegay Duulaanka Cusub ee Ciidamada Itoobiya kusoo qaadeen Qaar kamid ah Gobolada Dalka in uusan aheyn mid hada...

Dowlada Australia ayaa maanta waxa ay si rasmi ah shaaca uga qaaday in Dalka Soomaaliya ugu deeqday lacag gaareysa 10-Milyan oo Dollarka Mareykanka ah. Wasiirka arrimaha dibadda ee Australia Julie Bisho ayaa sheegtay in Soomaaliya ugu deeqeen lacag gaareysa 10-milyan oo Dollar , wasiirada ayaana tilmaantay in 2-milyan oo lacagtaasi kamid ah loogu tala galay Ciidamada AMISOM...

By Ahmed Hussein Hassan Diriye, Somali doctor who operated at a healthcare Centre in kismayo lower jubba region was gunned down by unknown armed men on Sunday night. Eyewitness in kismayo confirmed to Somaliafocus journalist that the armed militia who killed the doctor, were armed with pistols. Witness added that he was shot several times on the upper part of his body...