Scroll to Top

Somalia Focus

12 July 2017 (SofoNews) – Maraakiib dagaal oo ay la socodaan saraakiil ciidan ayaa u dhaqaaqay dhanka Djibouti si ay si rasmi ah saldhig ugu yeeshaan halkaasi, waana markii ugu horeysay Shiinaha qaado tillaabo nuucaan ah. Xukuumadda Beijing ayaa saldhigii ciidan ee ugu horeeyay oo casri ah oo ay yeelato ka furanaysa Djibouti halkaasi oo dowlado kale oo xooggan sida...

JOB DESCRIPTION Purpose of the position: The WASH and Infrastructure Coordinator will provide first line supervision of all Infrastructures in World Vison Projects in Puntland Working under the supervision of the WASH Manager, the position holder will carry out field assessment before inception of construction and support – in designing of new facilities. The position...

12 July 2017 (SofoNews) – Xoghayaha arimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson; ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay taageerada Soomaaliya. Mareykanka ayaa tilmaamay in uu gacan weyn ka geysan doono ciribtirka Xoogagga jihaadiga ah ee ka howlgala Soomaaliya kuwaasi oo dagaal kula jira dowladda ay taageeraan Galbeedka. Isaga oo khadka telefoonka kula hadlayaya...

July 11 (Sofonews) – Xubnaha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamanka federaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay si deg deg ah ugu yeereen ra’iisul wasaaraha dowladda. Gddiyada joogtada ah ayaa shir albaabada u xiranyihiin kula jira ra’iisul wasaaraha kaddib markii uu ajiibay wicitaanka xubanaha, waxaana shirkooda uu ka soconayaa xarunta Villa Soomaaliya. Shirka...

Degmada Caabudwaaq waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka dhibaatada dhinaca qaadashada lacagta  Shillinka Soomaaliga ay ka taagan tahay, wararka Dalsan ay ka heshay waxa ay sheegayaan in hadda dadka Caadiga ah ee Magaaladu ay bilaabeen in ay isticmaalaan Lacagta birta ah ee Itoobiya. Sheikh Liibaan Xaaji Maxamuud oo ah Gudoomiyaha Ganacsatada ee Caabudwaaq ayaa wareysi uu...

Muqdisho, (SofoNews) Diyaaradaha dagaalka Kenya, ayaa duqayn culus ka fuliyay meel ku dhow xadka Kenya la wadaagto Somaliya, halkaasoo la rumeysan yahay intii muddo ahba inay Shabaabku weeraro ka soo qaadayeen. Diyaaradaha dagaalka Kenya, ayaa Insiintii duqayn is xig xigtay ka fuliyay kaynta Boni oo ka tirsan Degmada Lamu ee Gobolka Xeebta Kenya, iyadoo sida la sheegay...

Cadaado (SofoNews) – Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal gobolka Mudug ku dhexmaray dad xoolo dhaqato ah oo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan ayaa ka dhacay deegaanka Gacma-Fale ee duleedka magaaladda Gaalkacyo, waxaana lasoo sheegayaa inuu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac. Inta la ogyahay sedex ruux ayaa geeriyootay halka tiro intaas...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday arrimaha ammaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay qorshaha ammaanka qaranka uu yahay mid xoojinaya Ciidamada qalabka sida, isla markaana sare u qaadaya tayada ciidamada,...

Muqdisho, 11 May 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga iyo Xasilinta Dalka iyo Shirka London ka furmay shalay. Golaha Wasiirada ayaa ugu horreyntii soo dhoweeyey...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Britain ayaa Munaasabad soo dhaweyn ah u sameyeey  Madaxweynaha JF Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad gobaleedyada ee ka qaybgalaya Shirka London ayaa ka dhacday magaalada Xarunta u ah Uk. Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo khudbad ka jeediyay Munaasabada ayaa Sheegay Sanadkaan Madaxda Soomaalida ayaga oo midaysan oo wax qilaaf ah u dhaxeyn...