Scroll to Top

Somalia Focus

Laaciibka weerarka uga dheela Barca ayaa ah laaciibka 4 jeer ku guuleystay abaalmarinta laacibka adduunka ee kubadda cagta waana kabtanka qarankiisa balse daawo muuqaalka oo ka sheekeynaya noloshiisa caruurnimada illaa heerka uu joogo. http://somaliafocus.com/ waa tabiyaha dhacdooyinka Xiisaha badan http://somaliafocus.com/wp-content/uploads/2015/11/MESSI-The-Movie-Trailer-2015.mp4 ...

Waxaa uu xirnaa muddo 44 sano ah, waxaa loo xiray eedeymo la xiriira ku lug lahaanshaha isku dey dil. Hasee yeeshee waxaa uu aad u laayaabay isbedelka nolosha kaddib markii xabsiga uu ka soo baxay. Dad Telefoono isticmaalaya iyaga oo wadada soconaya. http://somaliafocus.com/wp-content/uploads/2015/11/My-Life-After-44-Years-In-Prison.mp4 ...

http://somaliafocus.com/wp-content/uploads/2015/11/Jürgen-Klopps-most-revealing-interview-ever1.flv Waa cajiib sida tababaraha Liverpool uu ula sheekeysanayo wiilka taageeraha u ah kooxda Liverpool oo dar dar latimid tan iyo markii maamulkeeda uu la wareegay ninka kaftanka badan ee u dhashay Jarmalka Klopp. ...

Hogaamiyaha maamulka Puntland ayaa ka baxay balanqaadyadii uu sameeyay inta aan la dooran taasi oo ahayd in uu ilaalinayo xuquuqda wariyaha. Waxaana tan iyo markii xilka uu qabtay uu ku kacay falal tacadiyo ku ah warbaahinta madaxa banaan. Somali Channel ayaa warbixin xiisabadan ka diyaarisay arintan. Waxaa warbixintan ay imaaneysaa xilli uu xiranyahay wariye Deprani...

Wakiilka gaarka ah ee Jumciyadda Qurumaha ka dhaxeysa u qaabilsan Soomaaliya Nik Kay ayaa xilli uu u dabaal degayay sanadkii 2-aad ee xafiiskiisa uu ka howlgalayo dalka ayuu si muuqaal ah wuxuu u sharaxay horumada ka dhacay Muqdisho. halka hoose ka daawo Muuqaalka oo dhinacyo badan lagu eegayo. http://somaliafocus.com/wp-content/uploads/2015/06/UNSOM-2nd-YEAR-ANNIVERSARY.mp4 ...

http://somaliafocus.com/wp-content/uploads/2015/05/Is-the-tide-turning-against-al-Shabab-in-Somalia-BBC-News.mp4 It is nearly four years since the militant group al-Shabab was driven out of the Somali capital, Mogadishu and it has lost much of the territory it once controlled. But it retains the ability to carry out high-profile attacks there, and in Kenya. Somalia’s...

Dalka Itoobiya oo sanado badan ku lug lahaa siyaasadda soomaaliya ayaa horumar dhinacyo badan la xiriira oo dhaqaalaha iyo ganacsiga uu ka mid yahay gaaray kaddib markii xiriiro ganacsi uu la yeeshey dalal china uu kamid yahay. Telefishinka Al-jazeera ayaa warbixin ka diyaariyay oo ka hadlaysa horumarada xilli doorashooyin looga diyaargaroobayo dalkaasi. http://somaliafocus.com/wp-content/uploads/2015/05/Economy-key-in-Ethiopia-election.mp4 ...

Muuqaalka hoose ka daawo sida uu u dhacay weerarkii ka dhacay jaamacadda magaalada Garissa oo ardada badani ay ku dhinteen. Tirada la shaaciyay waxaa ay gaareysaa 147 ruux oo u badnaa arday, waxaana weerarkaasi ka dambeeyay Xarakada al-shabaab. Qoraal maanta al-shabaab ay soo saartay waxay markale ku sheegtay in ay weerareyso Kenya. muqaalkan ka daawo sida uu weerarkaasi...

Maxaad isku difaaci lahayd haddii Libaax isku aragtaan meel fagaare ah ama goob ay dadkale joogaan. Hadaba muuqaalka hoose ka daawo waxyaabaha dhacaya. http://somaliafocus.com//wp-content/uploads/2015/03/LION-PRANK.mp4 ...

There’s a scene in DELHI BELLY in which Nitin (Kunaal Roy Kapur) has a stomach upset and goes to the loo every now and then. After a couple of visits, the water tap runs dry. Unable to find a single drop of water in the entire house, he uses orange juice kept in the freezer to well, ” “complete his job”. DELHI BELLY has several such gross scenes,...