Cabashooyin ka dhashay magacabistii wasiirada HirShabeele

by Hassan Ali | Tuesday, Feb 21, 2017 | 283 views

21,February,2017(SofoNews) Cabashooyinka durba soo baxaya ayaa yimid waxyer un kadib markii uu Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, Cali C/laahi Cosoble, uu magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 52-xubnood.
Balse durba waxaa soo baxaya cabashooyin iyo dhaliilo ku aadan qaabka ay u dhacday magacaabistaasi.
Siyaasiin iyo bulshada deegaanaad HirShabeele ayaa warbaahinta ka sheegey in cadaalad aysan ahayn qaabka loo qeybiyaay xubnahaasi wasiiradda ah.
Hadaba halkani ka aqriso liiska golaha wasiirada.

1-2

2-2

3-2

4-2

Like it? Share it!