Caawa macalimiinti Af-Soomaaliga haley waco.(Sheeko-Sheeko)

by admin | Tuesday, Nov 10, 2015 | 763 views

Ninbaa hada ka hor la waydiiyay, wiilkaagu horta dabaal miyaa qaabkiisa waan bixi waynaye, markaas ayuu yiri maya wiilkeygu dabaal maahan, saa la yiri haye maxow yahay, suu yiri saqsaqlana maahan, saa la yiri haye waa nuuce marka, wuxuu yiri wiilkeeygu waa sacsacle,

Waxaan idin waydiiyay waaxay faqriga u dhaxeeya sedaxda eray,

Dabaal
Saqsaqle
Iyo sacsacle,

Waxaa qoray: Cabdi Nuur Wadani

Like it? Share it!