Caa’isho Abuubakar Qaasim oo loo magacaabay lataliyaha madaxweynaha dhanka arimaha bulshada

by Hassan Ali | Tuesday, Feb 28, 2017 | 184 views

28,February 2017 (SofoNews) Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu magacaabay Marwo Caasho Abokar Qaasim in ay noqoto La taliyaha arimaha Bulshada Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa usoo xushay Marwo Caasho Abokar Qaasim in ay kamid noqoto la taliyaashiisa , waxaana haweeneydan la sheegay in ay tahay aqoonyahand khibrad badan u leh xilka uu u magacabay Madaxweyne Farmaajo.

casha

Like it? Share it!

Leave A Response