Baarlamanka HirShabeele oo guddi u magacaabay gurmadka abaaraha

by Hassan Ali | Saturday, Mar 4, 2017 | 103 views

4,March,2017(SofoNews) kulankaani ay yeesheen barlamaanka hirshabeelle,ayaa ka dhacay xarunta magaalada jowhar waxuunaku saabsana sidii loogu gurmanlaha goobaha,uu ka,arimiyo maamul gobaleedka hirshabeelle,oo,ay ka jiraan abaaraha,iyo cudurada.
Kulanka intii uu socday xildhibaanada baarlamanka Hirshabeele waxay magacaabeen guddi loo xilsaaray gurmadka abaaraha HirShabeele kaasi oo ka kooban ilaa 13 xubnood ookatirsan baarlamanka.
Xildhibaanada ayaa isku raacay in guddoomiyaha guddigaasi laga dhigo Canab Axmed Ciise oo,ah gudoomiya ku xigeenka labaad ee baarlamaanka hirshabeelle.

Doorashada ka dib ayaa sababtii keentay baahida xubaan waxaa halkaasi ka,akhriyay gudoomiyaha baarlamaanka hirshabeelle sheekh cusmaan barre maxamed gudi ka kooban sedex iyo toban xubnoodoo ka mida xildhibaanada si,ay wax uga qabtaan xaalda,abaaraha,ee ka jira deegaana hirshabeele ka dib markaan aragnay xaaladaha ba,an ee haysata dadka,abaartu saameysay magacyada hoos ku qoran ee gudiga ayaa looga fadhiyaa,in ay wax ka qabtaan.

Deeganaad HirShabeele ayaa kamid ah goobaha ay kajiraan abaaraha iyo macluusha taasi oo ay kala simanyihiin gobolada dalka Soomaaliya.

Like it? Share it!