Scroll to Top

Somalia Focus


admin

This user hasn't shared any profile information

Kenya’s neighbour Somalia is making modest progress in rebuilding itself from the destruction wrought by decades of catastrophic civil war. The crucial agenda of grassroots truth, justice and reconciliation however is not receiving the attention it desperately deserves. The war precipitated the meltdown of state institutions and destruction of infrastructure and the...

Somalia said on Monday that it signed a draft of trade agreements with Turkey aimed at boosting an already thriving economic cooperation between the two countries. Somali Deputy Prime Minister Mahdi Ahmed Gulaid said he signed a cooperation protocol during the inaugural meeting of a Joint Economic Commission (JEC), noting that Mogadishu was open to foreign investment...

Somali al Shabaab Islamist militants, who have carried out frequent bombings in the capital, Mogadishu, said a former leader who defected to the government side was an apostate who could be killed. Al Shabaab fell out with its former spokesman and deputy leader, Mukhtar Robow Abu Mansur, in 2013. He defected to the U.N.-backed government in August last year. Al Shabaab...

Ugu yaraan 100 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen kaddib rabshado ka dhacay Daanta Galbeed ee Gaza. Ciidamada Yuhuudda ayaa furay rasaas, sida ay soo wariyeen kooxaha caafimaadka kaddib markii banaan baxayaal ay buux dhaafiyeen Daanta Galbeed Khamiistii. Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday go’aan aad uga careysiiyay dunida Islaamka waxaana dalal...

Mogadishu (Somaliafocus) – Dowladda Soomaaliya ayaa ku biirtay Dowladaha Muslimiinta ah ee Canbaareeyay Go’aankii Madaxweynaha Maraykanka ee magaalada Barakeysan ee Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Yahuudda ee Israel. Bayaanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa u qornaa Sidaan. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si dhow ula socotay, iyada oo ka walaacsan...

Ammaan (Somaliafocus) – Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay afaafka hore xarunta safaaradda Mareykanka ee Amman, iyaga oo codsanaya in albaabada loo laabo dhammaan saldhigyada Mareykanka uu ku leeyahay Jordan. Dadka isugu soo baxay halkaasi ayaa ah kuwo ka careysan mowqofka Mareykanka ee ah in Jerusalem ay noqoto caasimadda Yuhuudda xilli beesha caalamka ay...

Paris (Somaliafocus) – Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Ronaldo ayaa markiisii 5aad ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or ee la gudoonsiiyo laacibka ugu wanaagsan dunida, waxaana uu ka guuleystay Messi oo ay xifaaltamaan. Guushan ayaa ka dhigan in uu bareejeeyay laacibka Barcelona Messi oo sidoo kale abaalmarintan helay shan jeer. Waa sanadkii labaad oo si...

ABDI MUSA MAYOW Waxaa uu kamid ahaa aas aasayaashii ururkii midnimada Hizbiya 1957, isaga oo agaasimay Bayaankii Labada Webi ( the Inter-riviene Manifesto) 1989.  Waxaa uu ku dhashay Umur Beere meel u dhow Afgoye, waxaana uu ku dheeraaday Cilmiga Marine Science. Mudadii u dhaxeysay 1965 ilaa 1971 waxaa International Law ka bartay Kiev State University ee Midowgii Soviet...

New York (Somaliafocus) – United States of America, December 7, 2017– The members of the Security Council welcomed the successful conclusion of the Somalia Security Conference and the inaugural Somalia Partnership Forum in Mogadishu on 4 and 5 December. The members of the Security Council recognised the international community’s strong engagement across both...

Mogadishu (Somaliafocus) – Kaddib markii Ahlu Sunna Waljama’a iyo maamulka Galmudug ay wada gaareen heshiis ku saabsan awood qeybsi dhanka maamulka ah ayuu madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in la fuliyo arimihii la isku af gartay. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka caawin doonto maamulka Galmudug dib u soo nooleynta kaabayaasha dhaqaalaha iyo nidaamka...