Aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta doorashadooda Muqdisho ka socota

by Hassan Ali | Sunday, Jan 8, 2017 | 185 views

8,January,2017(SofoNews) Markii ugu horeysay ayaa magaalada Muqdisho maant awaxaa lagu dooranaya xubnha aqalka sare ee baarlamanka Soomaaliya u matalaya gobolada Waqooyi.

Ilaa iyo Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Goballada Waqooyi ayaa maanta lagu tartamayaa, sida ay shaaciyeen guddiga Doorashayooyinka.

Liiska MASUULIYIINTA MAANTA KU TARTAMAYA KURAASTA. 

Kursiga kowaad waxaan ku tartami doona.

Maxamuud Jirde Xuseen

Cabdi Xaashi cabdulaahi

Axmed Mahad Cumar.

Kursiga Labaad

Muxyadiin Sheekh Cali

Cabdi Yuusuf Xasan.

Maxamed Sheekh Ibraahim

Kursiga Saddexaad

Mustaf Maxamed Godax

Maxamed Maxamuud Cabdi

Kursiga Afraad

Ibraahim Aaden Maxamed

Cabdikariin Maxamed Xasan

Jaamac Axmed Rooble

Axmed Ciise Cawaale

Kursiga Shanaad

Muno Cumar Xasan

Deeqo Maxamed Saalax

Kursiga Lixaad

Cabdirisaaq Axmed Cali

Cabdixakiin Axmed Nuur

 

Like it? Share it!