Alshabaab oo ku qul qulaya deegaano katirsan Shabeelaha Hoose

by admin | Sunday, May 7, 2017 | 74 views

7 May 2017 (SofoNews) – Xoogag katirsan alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay baneeyeen deegaan xeebeedka Gandershe kaddib weerarkii dhowaan looga dilay xubno muhiim ahaa.

Dagaalyahanada baneeyay deegaankan ayaa lagu soo waramayaa in ay gudaha u galeen deegaanka Jilib Marka halkaasi oo ah dhul beeraha ku badan.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa wada ol ole ay meesha kaga saarayaan al-shabaab oo wali halis ku ah amaanka deegaanada ay maamusho dowladda.

 

Like it? Share it!

Leave A Response