Akhriso magacyada: Ilaa 5 xubnood oo aqalka hoose ah oo maanta lagu doortay Kismaayo

by Hassan Ali | Tuesday, Nov 15, 2016 | 229 views

15,November,2016(SofoNews) Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka dhacday ,doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka hoose ee u matalaya Baarlamanka Soomaaliya.

Mudanayaasha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa u codeeyay Shanta xubnood ee ugu dambeeyay mudanayaasha Aqalka hoose ee maamulkaasi u matali doona Dowladda dhexe.

Mudanayaasha la doortay ayaa kala ah:-

Sahro Xaaji Xuseen

Maxamed Nuur Iftiin

Shambaro C/qaadir Maxamed

Cusmaan Saqaar Ibraahim iyo

Yuusuf C/fitaax Maxamed Cali.

 

Like it? Share it!