Akhriso: liiska xubnaha aqalka sare ee HirShabeele oo la soo gudbiyay

by Hassan Ali | Saturday, Nov 5, 2016 | 272 views

5,November,2016(SofoNews) Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray Liiska Musharrixiinta u tartamaya Aqalka Sare u matalaya baarlamanaka federaalka Soomaaliya

1-Xasan Axmed Haaruun iyo Aadan Axmed Xuseen

2-Faadumo Abuukar Mahdi, Drs Naciimo Shiikh Maxamuud,Fartuun C/dir
Faarax, Sacdiyo daa’uud Maxamed iyo Axmed Sayid Axmed

3-Maxamed Cismaan Faarax(Dhagajun) iyo Cumar Cismaan Cilmi

4-Bashiir Maxamed Aadan iyo Cabdnuur Ibraahin Farey,Cismaan Mocow iyo
Siraaji Shiikh Isxaq Cabdulle.

5-Maxamed Awow Shiikh Cismaan iyo Maxamed Xasan Geedi

6-Muuse Xasan Yalaxow(Muuse suudi) iyo  Xasan Cali Caadle

7-Maxamed Xuseen Raage iyo Keyse Diiriye Nuur

8-Jaamac Xuseen Xaashi iyo Proff Cismaan Maxamuud Duflle.

 

Like it? Share it!

Leave A Response