Akhriso jadwalka geedi socodka dhismaha mamaulka Hir-Shabeele.

by Hassan Ali | Tuesday, Oct 11, 2016 | 762 views

11,October,2016(SofoNews) Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka ku saabsan habsami u socodka dhismaha maamulka HIr-Shabeele ayadoo dhawaan lafilayo in guddoonka baarlamaanka iyo madaxweyne la doorto.

Magalaada Jowhar ayaa waxaa ka soconaya olole ku aadan sidii loo wajihi lahaa qabashada arrajada musharixiinta maadaama la dhisay baarlamaankii, hadaba qoralka hoose kaga bogo jadwalka geedi socoda dhismaha mamaulka Hirshabeele.

jadwalkageedi_socodka

Like it? Share it!

Leave A Response