69 sano kadib oo Muuqaalka dayaxa xalay isbedelay iyo isagoo oo ku soo dhawaaday dhulka.

by Hassan Ali | Tuesday, Nov 15, 2016 | 215 views

15,November,2016(SofoNews) Habeenimadii xalay ayaa inta badan duniga waxaa laga dareemay isbedel ku yimid muuqaalka dayaxa ayadoo boqolkiiba 14% ay siyaadayo cabirka dayaxa halka 30% iftiinka dayaxa.

Sida ay sheegayaan quburada ku xeel dheer dhanka saayniska iyo cimilada ee loo yaqaano cirbixiyeenada, waxa arrintani ay dhacdaay 69kii sanoba in ay mar dhacdo in daxaya uu soo dhawaado ama uu ka weynaado intii hore.

Dadka reer Uk ayaa isku diyaariInkastoo indaha aadahana aanay wax isbedel sidaasi u balaaran ka dareemi karan ayaa hadana cirbixiyeenada waxa ay sheegeen in axalay ladareemayaya in dayaxa uu u soo dhawaada dhulka intii hore.

Dad aad u farabadan ayaa lagu arkayaya meelaha loo dalxiistago ama xeebaha ayagoo doonayay in ay daawadaan isbedelka kuyimid daxa,

Xafiiska dalka Britain u qaabailsan saadaasha cimilada ee Met Office ayaa horey u sheegay saalaad ku aadan in dayaxa uu soo dhawaanayo.

sheegay in cirka uu daruuro yeelan doono markuu dayaxa soo dhawaado, waxayna dadka u sheegeen inay fiiriyaan internetka waqtiga ay ku soo aadan tahay meesha ay joogaan.

Dadka fiirsanaya ayaa arki doona 7% dayax ka wayn kan caadiga kana iftiin badan 15%, inkastoo indhaha bini’aadanka aysan arkayn wax is badal ah.

Dayaxa ayaa sida hadda u soo dhawaanayn ilaa laga gaaro 25 November 2034.

 

Like it? Share it!

Leave A Response