4 musharax ayaa u tartamidoonta xilka madaxweynaha oo wareedii 1aad uu soo cidlaaday.

by Hassan Ali | Wednesday, Feb 8, 2017 | 139 views

Goor dhow ayaa waxaa si rasmi ah loo soo geba gebeeyeye tirinta codadka doorashada iyo sida ay musharixiintu libinta u kala heleen,Waxaa inta badan wareega koobaad ku haray Musharaxiintii u taagneed Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana wareega labada usoo baxay una tartami doona afarta Musharax ee ugu codadka badan.

hadaba halkain ka aqriso liiska musharixiinat iyo codadka ay kala heleen.

1- Xasan Sheekh Maxamuud 88-Cod
2-Maxamed C/llaahi farmaajo 72-cod
3-Shariif Sheekh Axmed 49-Cod
4-Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke 37-cod
5-Jibriil Ibraahim Cabdulle 1-cod
6-C/qaadir Cosoble Cali 25-cod
7-C/raxmaan C/shakuur Warsame 9-cod
8-Saciid C/llaahi Deni 18-cod
9- Cali Xaaji Warsame 3-cod
10-Cabdulahi Cali Axmed (Cadow) 14-cod
11-C/naasir Maxamed Cabdulle 6-cod
12-Xaaji Maxamed Yaasin 2-cod
13-Cabdulahi Cilmooge Xirsi 0-cod
14-Maxamuud Maxamed Culusow 0-cod
15-Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 2-cod
16-Maxamed Cali Ameeriko 0-cod
17-Saciid Ciise Maxamuud 1-cod
18-Maxamed Axmed Jabarti 1-cod
19-Maxamed Cabdirisaq 0-cod
20-Bashiir Raage Shiiraar 0c
21-Axmed Maxamed Cabdi 0-cod

 

 

Like it? Share it!