10ka bishan oo doorashada madaxweynaha galmudug dhacaysa iyo jadwal la soo saaray

by Hassan Ali | Saturday, Apr 1, 2017 | 66 views

Guddoomiyaha gudiga Doorashada Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug  Max’ed Xasan Geele ayaa maanta soo bandhigay jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in magaalada Cadaado ka dhacdo 10-ka bishan April.

jawda

Like it? Share it!

Leave A Response